1. Home /
  2. Tour agent /
  3. Deck herow


Category

General Information

Locality: Toronto, Ontario

Address: Toronto, ON, Canada M5H Toronto, ON, Canada

Likes: 2482

Reviews

Add review



Facebook Blog

Deck herow 31.03.2021

ALLAHU akbar: Waa qooys dhan oo ustareliyaan ah oo wada qaatay diinta islaamka waa Aabo wiilkiisa iyo xaaskiisa masha ALLAH ALLE haku adkeeyo diinta xaqa ah iyo wadada toosanna insha ALLAH Australian family (father, mother and son) embraced Islam at Yusef Bodi Masjid, Kuwait. May Allah make them firm to new faith!.... Like saar pagekan mahadsanid

Deck herow 11.03.2021

Qeybta 1aad, Waa kuma da,yarka ugu fiican xiligan hogaaminaayo guud ahaan kubada cagta caalamka, Doorashadu waa hal ciyaar yahan oo kaliya,... cabir qibradaada kubada cagta adigoon u fiirineynin taageerinimo mahadsanid, Ozan kabak liverpool Hakimi inter Milan Rodrigo real Madrid Ansu fati Barcelona Mpappe psg Foden Manchester city Haaland Borussia Dortmund Mctominy Manchester United Saka arsenal Mount Chelsea And Sancho Borussia Dortmund Fadlan like saar pagekan mahadsanid

Deck herow 22.02.2021

Walalkaan aad u jeedaan waxa uu qaatay diinta suuban ee islamka qufka uu garabkiisa taagan waa hooyadiis oo hiinduu ah wuuna jecel yahay wuu u duceeyaa marwalbo inuu ALLE hanuunkiisa ladoonto kana badbaadiyo naar. Masha ALLAH waxan ALLE kaaga baryeynaa inuu hooyada wadada xaqa ah ee islaamka ladoonto Aamiin Aamiin Aamiin. This brother converted to Islam and his Mother is Hindu but he still love his Mother and giving Dawah to Islam. Ma Allah guide your mother to islam Ameen... Fadlan like saar pagekan mahadsanid

Deck herow 08.02.2021

Waa kee legendka ama halyeeyga aad u dooran lahayd inuu yahay kii ugu qatarsanaa ee soo maro xulka qaranka Spain Who is your favourite Spanish player of all time? Fadlan Like saar pagekan mahadsanid

Deck herow 06.02.2021

Waxaa diinta islamka qaatay Youtuberii caanka ahaa ee reer jarmal waxaana ashahaadada loogu qabtay masjid kamid ah masaajida dalka dalka Pakistan. Masha ALLAH aan soo dhaweyno wllkeen cusub una duceyno inuu ALLE ku sugo wadada xaqa ah ee uu qaaday insha ALLAH. Christian the most famous German YouTuber showing in pictures saying his Shahadah at Masjid in Pakistan. Ma sh Allah... Fadlan like saar pagekan mahadsanid