1. Home /
  2. Businesses /
  3. Ahmed AK

Category

General Information

Phone: +1 647-771-6831

Likes: 169

Reviews

Add review

Facebook Blog

Ahmed AK 11.10.2021

sawirkaan waxaan qaaday 2016 bartamahiisa aniga oo ku sugnaa SAN Fransisco gaar ahaan golden gate bride dusheeda

Ahmed AK 21.09.2021

xamar baan ahay anigu xaqeeygii wali mahelin xalanaa leyga maamulaa xog baa iga daahanoo xulafadu sheegayee... xiisada lagu daminayaa ee Cumar Finish u xukumo xinjirahaan daato iyo qaraxa maa lagu xanibo ma xeer hoosaa jiroo xasuuqaan joogtada ah xarash iyo madax baan u helay See more

Ahmed AK 16.09.2021

Ahmed AK 15.09.2021

Farmaajow maadan fulin waxu shacabkii filaayey fariintiisii ma qaadan ogoow fashil baad tehee

Ahmed AK 12.09.2021

sadex sano horteed bey aheyd saakay oo kale,e Soobe iyo bamkii lagu qarxiyay badi na saameeyey, saqiiradii agoomaha noqdee waayey sahankoodi, saamigeey kas...ugayeen hogaan waa mid soo socone sadkoodiina waxaa lagu daray suudad qaar xirane, sirar naga qarsoon baa jiriyo sowd kor loo orane sixir iyo qabyaaladi ayey nagu sasabayaan See more

Ahmed AK 29.08.2021

dowladnimadu deeq iyo samee doolar lacag maahan. dadkiyoo kilyaha laga baxsado daawo kali maahan. dumar qoondadoodii u dood deyri shacab maahan. dastuur iyo nadaam lagu dhaqmeyn deyrka sura mahan.dowladnimadu deeq iyo samee doolar lacag maahan. dadkiyoo kilyaha laga baxsado daawo kali maahan. dumar qoondadoodii u dood deyri shacab maahan. dastuur iyo nadaam lagu dhaqmeyn deyrka sura mahan.

Ahmed AK 27.08.2021

sadex sano horteed bey aheyd saakay oo kale,e Soobe iyo bamkii lagu qarxiyay badi na saameeyey, saqiiradii agoomaha noqdee waayey sahankoodi, saamigeey kas...ugayeen hogaan waa mid soo socone sadkoodiina waxaa lagu daray suudad qaar xirane, sirar naga qarsoon baa jiriyo sowd kor loo orane sixir iyo qabyaaladi ayey nagu sasabayaan See more

Ahmed AK 27.08.2021

Habka Aan Bariiska Ukarsano Oo Keeno Macaanka, Dhiig Karka, Faaliga & Cudurada Carruurta

Ahmed AK 07.08.2021

Amazing !! Osaka Monorail in Japan. Crdit : Civil Engineering Discoveries

Ahmed AK 18.07.2021

Daawo.Caruuskii Qabey Gabadhii Ninku Marxiiska Uu Ahaa Oo Waraysi Laga Soo Qaaday Warbixin Dhameystirsan Oo Siday Wax Udhaceen Kusaabsa #please Like Our Page ------------------#Thankz

Ahmed AK 07.07.2021

*caku baraf dhibtiisiyo badanaa dhibaatadu, *baabuur isjiiriyo ba'anaa waxyeeladu, *bidhaantiisa guud iyo guga bilic qurxoonaa, *baashaal gobeed iyo badanaa dalxiisyadu,

Ahmed AK 28.06.2021

Prime Minister Justin Trudeau and U.S. President Donald Trump address the media from the East Room of the White House.