1. Home /
  2. Public figure /
  3. Trust your self


Category

General Information

Phone: +1 613-583-9713



Likes: 1063

Reviews

Add review



Facebook Blog

Trust your self 22.10.2021

-Haday xumaatay maanta bariba waa fursad kale Intaad boodhka iska jafto kac oo dadaalka badi -sida biyuhu u yihiiin bilaa midab bilaa dhadhan bilaa ur noloshu yaysan idin ka noqon bilaa tacab iyo bilaa dadaal noqo qofka aad rabto in aad noqoto oo ha noqon mid iska nool

Trust your self 16.10.2021

-noqo hage fiican oo naftisa ku hogaamiya hadafkiisa Ee ha noqon mid iska nool -aduun aad ka tahay dheman haka noqon dhagax -malin kasta cusub waxad haysataaa fursad alx llh dheh ale isku xidh hadafkaagana haka lexan

Trust your self 26.09.2021

-inta badan markay gabadhu wilka umuujiso in ay jeceshahay muxuu uga gaabsada? -maxay Se tahay sababta uu wilku wakhti badan ugaliyo marka ay gabadhu kasii jedo? Sidii uu halmar uun uhanan lahaa qalbigeeda?

Trust your self 08.09.2021

-gabdhaha badan kodu waxay jecel yihiin in ay guursadan nin ay jecel yihiin. Halka nimanku ay jecel yihiin in ay gursadaan gabadh jecel waa maxay sababtu?

Trust your self 24.08.2021

-sii naftaada tix galin ku Filan In aad ka fogaato qof aan arkin qiimahaaga

Trust your self 09.08.2021

Ha ilaawin in aad mar dambe bilaabi karto. Dib kasoo bilaabi kartid Hubsi la.aan bilaabi kartid Isku dayi kartid oo dhici kartid Hadana wali guulaysan karto... By abdi fatah deeq digaale See more