Category

General Information

Locality: Toronto, Ontario

Phone: +1 647-784-8045



Address: 1901 Weston Rd Toronto, ON, Canada

Website: www.falsan.com

Likes: 213

Reviews

Add review



Facebook Blog

Falsan Web Studio 18.02.2021

MA KU FIKIRAYSAA INAAD YEELATO WEBSITE?. KA FAA'IIDAYSO SICIR JABINTA BISHA RAMADAAN. www.falsan.com

Falsan Web Studio 12.02.2021

khuburo Soomaaliyeed oo takhasus u leh & qiima jaban. DALBO AAN KU SIINO 1) FREE DOMAIN NAME & 2) $ 6 PER MONTH HOSTING.

Falsan Web Studio 23.01.2021

KAYDKA FAYLASHA EE BILAASHKA AH Inkasta oo qof walba aanu ubaahnayn storage uu ku xafito faylashiisa hadana dadka qaar ayaa laga yaabaa in akhbaartani ay ka farxiso gaar ahaan inta danaysa IT-ga. Dadka isticmaala Google ayaa dhawaan waxay ku farxeen akhbaar ay shaacisay sharikada Google oo ah in ay siyaasiday mugga Google Drive ilaa 2 gigabytes oo dheeri ah. Sharikada kale oo iyaguna danaynaya inay iyaguna siiyaan dadka khadamaad la mid ah kan Google ayaa kusoo biiray suuqa t...echnolojiyada, waxaanse eegaynaa fawaa’ida iyo khatarta ay yeelan karto khadamaadka noocan ah. Adigoo awooda inaad faylashaada goor kasta iyo meel kasta heli kara oon ku xirnayn komputerkaaga khaaska ah. Adigoo ka haysta dhamaan faylashaada nuskhad Back up Copy si ayan ulumin hawshaada marna. Adigoo si sahlan oo waliba khaas ah ula wadaagi kara faylashaada dadka muhimka kuu ah, xitaa sawirada iyo videos-ka. Ugu dambayn waxaa suura gal ah inay ka timaado khatar maadaama ay sharikad kale ay kuu xifdiyayso faylashaada sida hadii ay suuragasho dhacdo hacking attack ama ay hayadaha dawladu codsato faylashaada, waxaa kale oo suuragal ah in aadan si quman aadan u xirin faylasha qaar taasoo keeni karta si sahlan loo helo xogtaada kuugu kaydsan cirka. Sharikadaha kale ee iyaguna khidmadan bilaashka ah ku wehliya Google Drive waxaa ka mid ah: Amazon Cloud oo bixisa mugg gaaraya ilaa 5 GB https://www.amazon.ca/clouddrive/ Icloud Drive oo iyaguna bixinaya illa 5 GB https://www.apple.com/ca/icloud/icloud-drive/ Microsoft OneDrive oo bixinaya ilaa 15 GB https://onedrive.live.com Adrive oo iyaguna bixinaya ilaa 50 GB http://www.adrive.com Qore Faysal Cali Ciise. www.falsan.com See more

Falsan Web Studio 21.01.2021

Talaabooyinka Ka Horeeya Website Wanaagsan Sadex talaabo oo muhim ah ayaa ka horaysa intaadan yeelan website shaqaynaya waana talaabooyin daruuri ah ama shardi. 1) inaad diiwaan galiso magaca aad doonayso inuu ciwaan u noqdo sitekaaga, inta badan dadku waxay jecelyihiin in uu ku dhamaado .com waana sida wanaagsan hadii ayan ujeedadaadu ahayn urur ama xarun tacliin taa ooy suuragal tahay inaad ku dhamayso .org ama wax la mida. Shirkado badan ayaa diiwaan galiya magacyada waxaa...se ugu wanaagsan sharikada la yiraa godaddy.com. 2) Talaabada xigta taa waa inaad hesho halkii uu sitekaagu ku hoyan lahaa ama uu dagi lahaa taasoo loo yaqaan hosting. Waxaa ugu roon oo aan anigu in badan la macaamilay hostgator oon filayo inay hogaamiyaan dhinacaa. 3) Talaabada ugu dambaysa waa inaad hesho cidii kuu falkin lahayd websiteka aad doonayso sida aad u doonayso waana halka ay sharikadan Falsan Web Studio u buuxisay umadeena si kalsooni, aqoon iyo qiima jaban ba ay ku dheehantahay. Waxaa intaa kuu dheer inaga oo kuugu adeegayna afkaaga hooyo, kula garab taagan caawimaad joogta ah iyo waliba hawla dheeri ah sida inaan kaa kaafino talaabooyinka sare oo dhamaan hawlaha aan kuu fududayno. Hamoogaan Falsan hadii ay kugu soo dhacdo inaad yeelato website.