1. Home /
  2. Political party /
  3. Horumarka Shacabka


Category

General Information

Phone: +1 613-909-0184



Website: horumarkashacabka.com/

Likes: 122

Reviews

Add review



Facebook Blog

Horumarka Shacabka 21.01.2021

War saxaafadeed Xisbiga Horumarka Shacabka (P.P.P.) Dowlad Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya ayaa loga hadlay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado qodobbadii ka soo baxay Shirkii Muqdisho ee Wadatashiga Doorashooyinka iyo dhammeystirka Heshiiskii dhuusamareeb 3.

Horumarka Shacabka 10.01.2021

https://youtu.be/Ttqa6jtCyHI

Horumarka Shacabka 22.12.2020

Sanbalooshe iyo Dhagdheer oo wacdaro ka dhigeen shirkii soo dhaweynta Deni & axmed madoobe

Horumarka Shacabka 20.12.2020

Xisbiga Horumarka Shacabka tacsi uu diraaya eheladdi uu ka baxay Ex Xildhiibaan Cali Omar Ghedi (Cali Garabey) geeriddi ku timid. Inaa Iilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Cali Garabey wuxuu ahaa nin Jaaliyadda Soomaliyeed ee Toronto Canada magac ku keh. Dhamman eheladiisa, qaraabadiisa, saxiibadiisa, iyo anagoo idil samir iyo imaan Allaha naga siiyo, asaga neh dambighiisa Allah ka cafiiyo.

Horumarka Shacabka 06.12.2020

War saxaafadeed Horumarka Shacabka (P.P.P.) Shirka Garoowe.