1. Home /
  2. Businesses /
  3. Manchester united somali Fans


Category

General Information

Phone: +1 343-961-7156



Likes: 1732

Reviews

Add review



Facebook Blog

Manchester united somali Fans 09.01.2021

1992-1993 Iyo 1995- 1996 Ciyaartii kuwaad ee horyaalka waxaa man united loga badiya home and away min 3-1 away to everton iyo 3-1 aston villa home Sidaas oo ay tahay waxaa horyaalka ku guulesatay man united

Manchester united somali Fans 30.12.2020

Fool dheer kadib ciyaarta waxaay ku dhamaatay Man united 3 Vs 0 luton townFool dheer kadib ciyaarta waxaay ku dhamaatay Man united 3 Vs 0 luton town

Manchester united somali Fans 25.12.2020

DONNY VAN DE BEEK AYAA GOALKIISI KOWAAD U DHALIYAY MAN UNITED CIYAARTII CRYSTAL PALACE

Manchester united somali Fans 11.12.2020

Xaalku ma wacna. Man united waxaay u baahan tahay 2 ilaa 4 ciyaartooy. Gaar ahaan difaaca fiican malahan labada garab waa liitaan. Goal dhaliye lagu xisaabtimi kara ma jira. Runtii sanadkaan waxaay ila tahay inuu noqon doona sanad taariiqda gala

Manchester united somali Fans 27.11.2020

Sidii la wada sugaayba guuldaro ayaan la hoyanay. Man unite 1 vs 3 Crystal palaceSidii la wada sugaayba guuldaro ayaan la hoyanay. Man unite 1 vs 3 Crystal palace